warar ugu danbeeyay ee laga helayo warbaahinta ugu afka dheer wadan ka spain ayaa hadda sheegaya in legend kii hore kooxda uu ka danbeeyay dhawaana ka fadhistay ciyaaraha ee[pique]ka tagista [messi] ee Bacelona sababtana ay ahayd hadii uu [pique] dhimo mushaharaadkisa kala badh uu fursad u heli lahaa [meesi]inuu sii joogo Barcelona lakin uu iska diiday[pique]inuu dhimo mushaharaadkisa
Tags:
DUNIDA CIYAARAHA
